Waxaan qallinkayga ku eegi doonnaa maqaal kooban oo ku saabsan ciwaanka kor kuxusan, balse murti ahaan macno badan leh, wakhtigan maanta ahna muuqaalka waddankeenna iyo muwaadiniintiisa waxtar u noqon karaya. Araarta yaan ku dheeraane bal aan murtiddiisa u daaddego.
Ugu horey nwaxaaynu isweydiinaynaa su’aalahan soo socda kadibna waxaynu ka bixin doonna jawaabo waafi ah.

Cabdicasiis Maxamed Seed
1.Waa maxay muwaadinimadu?
Waa aqoonsi uu qof kahelo dal islamarkaana u noqonays alambar aqoonsi oo sharci ah.
Muwaadinaddu waxa ugu weyn ee qof ka helo dal unna noqonaysa aqoonsi uu dalkaas ku jooogo. Waanna in ka bada nhal dal waanna lag la laaban karaa muwaadinimadaas.
Muwaadinku waa qof asal ahaan dalkaas ku joogga saddexdan siyaabood midkood,
-
Jinsiyadahaan: waa dhaxal ka yimaada waalidka gaar ahaan isirka aabaha lagama laaban karo wanna hal dal.
-
Dhalashoahaan: waa nidaam waafaqsan warqada dhalasho sharciga ah ee dal wanna lagala laabankarraa.
-
Diwaangelinahaan: waa hab ku imanaya marka qofka la diwaangeliyo isagoo markasta haysta warqaddaha sharci ee dal kugalka
Xuquqdamuwaadinimada
-
Xuquuqda asaasiga ee nololeed
-
Dhaqdhaqaqa xoriyadda iyo hadalka
-
Xaqa cod bixinta
-
Iyo xuquuqda sharafta
Musuuliyadamawaadinimada
-
Ixtiraam kasta ama qaranka
-
Calanka qaranka
-
Heesta calanka
-
Maalinta qaranimada
-
Difaacidda qaranka
-
Iyo madaxweyaha
-
Adeecida sharciga iyo kala dambeynta
-
Bixinta cashuuraha iyo wakhtigoodda
Intaas kooban waxan kusoo afmeerayna ama macnaha muwaadinimada iyo marxaladaha ay marto
Waxahadda u daadegi donna macnhana siyaasada iyo doorkeedda.
Asalka siyaasada iyo macnaheedda :Asal ahaan waa eray giriig ah maanta laga jooggo xiligii ay soo baxday kalmaddas i2800 oo sannaddood) NebiCiise(Cs) hortii; macnaheedduna waxa weeye
-
Habka loo maamulo hirgelinta awooddeed iyo horumarinta dal
-
Habka loo xaliyok hilaafadka dalka
-
Aragtiyo kala duwan oo koox waliba yool ka leedahay hogaaminta dalka balse ka midaysan danahaguud ee qaranka
Sifayntasiyaasada
-
Siyaasadda rasmiga: waa hawlgalka dastuuriga ah ee xukuumadda iyo nidaamyada guud ee dalka, sida siyaasadda guud oo kala ah arrimaha gudaha iyo arrimaha dibadda
-
Siyaasadda aan rasmiga ahayn : waa mid la fahmi karo mar kasta, maxaa yeeley waa mid meelkasta ah oo aan yool lahayn
Fahanka siyaasadda
-
Waxay kaa caawineysaa inaad ogaato xuquuqdaada
-
Waxay cadeyneysaa waxaaad adigu aaminsantahay
-
Waxay kaa caawinaysaa inaad fahanto dhaqannada xisbiyada
Fikrad ahaan aas-aasiga ee siyaasadda
-
Nidaam: waa aragti muujinaysa doodwadaanag
-
Awood: hirgelinta aragtiyaha horumar ka leh
-
Caddaaladda: in loo simanyahay shacriga dalka
Qaybahasiyaasadda
Qaybahasiyaasaduwaalaba mid uun mid toganiyo mid taban
-
Hadaba mid togan waa
-
In dal la dhiso
-
In bulsho la dhiso
-
Iyo suuqxor ah
-
Mid taba nwaxa weeye
-
Musuqmaasuq hanti ah
-
Mususmaasuq dhanka garsoorka ah
-
Musuqmaasaq doorashooyin
Xuquuqda siyaasadda
-
Inuu door ka qaatoi sku –haynta
-
Inuu dooran karo qof ka uudoonayo, islamarkaana isaga la dooran karo
-
Inuu ku biiri karo xisbigauu doonayo ama uu samayn karo xisbi
Masuuliyadda siyaasadda
-
Inuu leeyahay dood adag oo horumarna muujinaysa
-
Inuu yahay mid ay ka muuqato danaha guud ee qaranka
-
Inuua deeco sharciga iyo kala dambeynta
Sideeloo helasiyaasadguuleysata
-
Shaqsiyaadwaxbarsholeh
-
Waxa keena kooxo leh aqoon
-
qancin kara dadweynaha
-
La socon kara yasiyaasadda gobolka iyo dalkoodaba
-
Shaqsiyada awooda leh
-
Meel hoose ka soo bilabaan siyaasadda
-
Sameeyaan koox la aragti ah
-
Isticmaalaan warbahinta bulshada
-
U ordanxafiisayadda
-
Daacidnimo iyo kartileh
-
Lehna qorshayaal cad oo horumar la taabankaro ah
-
Lehna yool ka duwan siyaasadaha kasoo horjeeda