“Qalin la jabiyaa ma jireewaalasiiQortaa”
WaxaiskasoodabadhacayaqalinjabinahaheerarkakaladuwaneeJaamacadahadalka Somaliland guudahaan.,iyadoo ay tiradaardeydusanadbasanadkakasiidanbeysasiikordheyso. Waa arrinAlleloogumahadnaqomadaama ay bulshadii u xadhkoxidhataywaxbarashoilaaheerjaamacadeedgaadhsiisan. Iyadooaqoontu ay taheyfurahahorumarka.
Haddaba, waxa la yaableh in ay xafladihiiqalinjabinuhu u ekaadeenarooswadareedyadii loo dhigayeykooxdalamaanaha ah,oolagabadbadiyeymarka loo eegoxafladqalinjabineed, iyadoo la sameynayowaxyaaboaan loo baahanaynamabaaanmuhiimahaynsida: gawaadhi la sharaxo, in murayaadahagawaadhidalaguwadadhajiyoqofkiiqalinjabinayey, in sawiromeeloaanmunsaabahaynlagugalo, keegaglacagbadanikubaxaysoookhasablagadhigay in loo sameeyoqofkaqalinjabiyey& in layskugufaanoheerkalabiskasidoo kale in la sameystoxaflado, iyadaoo la kireysanayohoolalkaxafladahaaroosyada,lanasookireysanayofanaaniinkharashbadanikubaxayo.
Maxumaqofkiihayntiisugaadhsiisayinuusidaayeelo,balsewaxajiraboqolaalwaalidiintoodkallifayaiyagaoowaxbarashadoodiiiyohawlohoodii kale lalasoodhibmutay. Sidaaynukawarqabnowaxaaynuka mid nahaywadamadakahooseeyakhadkafaqiirnimadalaguqiyaasay (Under the Poverty Line), taasimacnaheeduna ay tahey 90% bulshadumaahakuwoawood u lehhawlahacaynkaasamarka la eegoduruufaha kale eekuxeeran,oo ay kowkataheywaxbarashadii&maceeshadiiooguudahaanbalabanlaabantayshantiisanadoodee u danbeysay.
Waxa kale oo Iyana jirta in heerkawaxbarashoeejaamacadaheenuaanugaadhsiisnaynheercaalami (Standard level) taasiooaankawado in aynaanhelindeegaankii, agabkii, iyodadaalkiiaynukulatalaabsanlaheyncaalamka. Tusaale,buugaagtacilmiyadakaladuwanlagabartosanadwalbawaxbaalagabadelaasiloolajaanqaadowakhtigahadba la joogo. Inaguwaxaaynuwelijaamacadahakuhaysanaabuugaagtii la daabacay 1998 kii,haddaanaykabahoreyn. Marlabaadkaardeygu 80% cilmigawaa in uukasbadaaoouusameeyaabaadhitaan&akhrisbadan,taasinamahaynooobulshowax akhrida ma nihin. Habkadoorashadawaxaaynubaranaynoiyohadafkaaynukaleenahaylaftiisa Ayaan inoocadeyn.Taasinawaa ta sababtay in ay ardeydajaamacadahakasoobaxayaabadankoodunoqdaanqaaraanwaxbakahaynwixii ay mudadakusootabcayeenamabasitadhibcomagac u yaal ah.
Waxaintaasiidheer in aanaywaxbarashadulahayn bar dhamaadee ay tahey mid joogto ah, Hadaadsidatoshahaadadaugusareysaee la diyaariyo (PHD) haddanakamamaarmaysid in aaddaaqad kale eegtoooaadcilmicusub wax kabawsato. CILMIGU WAA BAD, SE IRBAD AYAAD KA QAADANAYSAA MARKAAD U BADISID.
Dhamaanqodobadaaynukorkusoosheegnaymarkaaynuiskuwadadarnohaddiiaadiskuaragtayamaaaddareensantahey in ay jiraan. MA AHA IN AAD XAFLAD QALIN JABIN AH OO CAYNKAA AYNU ARAGNAY AH ISKUGU KALIFTID! Haa, waxaaadgaadhaymeelaadkuriyoonjirtay,lakiinmiyaanaddareemayn in ay wax kaadhimanyihiin. Waa in aadbaadigoobtaawaxakaamaqanhaddaba.
Marka ay ardeydubadankadiyaariyaanshahaadadaheerkakoowaadwaxa ay kurajoweynyihiin in ay shaqohelaanoowelibaxafiisfadhiistaan, iyagaoofilaya in wixii ay soobarteenlagushaqeynayo. Shaqadashahaadoqayaxanooqolfoof ah lagumahelowaa in aadbaadigoobtaahilibkii&hugiiaadshahaadadaadakuiibgeynlahayd. Waxajiraxirfadolagamamaarmaan ah in aadyeelatosiaad u shaqeyso, dabcanbadankoodanalagumabartojaamacadaheenaintaogaalkayga ah.
Gabagabo
Waxainahoryaalahayaandheer, dalka&dadkabamustaqbalkiisuwaainnagamarkaawaxa la inagasugayaa wax ka fog ookabadan in ayaamo loo damaashaadooowakhtilagulumiyowaanqalinjabiyey. Waxaaynukunoolnahay dal aduunkakago,doon ah, waxaaynukatirsanahayqaaradlagumagacaabodunidasaddexaad. Aduunyooyinkanawaxakalahoreysiiyeywaa dad. Wadamadanoloshooda la hiigsadoee ay ka mid yihiinMaraykan, Ingiriis, Iskaandanifiiyankaiyokuwo la mid ahwaxaheerkaasoogaadhsiiyeywaadadkoodiioodadaal&kartigaliyey. Maxaainaganainagahaysta in aynutubtaamarno?!
Kharashkayareeinasoo gala wakhtiganeeaynusidaauguciyaaraynowaxaquruxbadaninagaoomustaqbalkudhisanaooshaqooyinabuurana.
HiboCiiseMaxamed