USA-Maalmahan waxa bilaabmay in markii ugu horaysay uu dibada u soo baxo hirdan xoogan oo in mudo ah ka dhex jiray hogaanada sarsare ee xukuumada John Biden, hirdankan oo ku saabsan qaabka Maraykanku ula macaamilayo Somaliland. Hirdanka waxa uu ka soo bilowday istiraajiyada Gaashaandhiga Maraykanka ee ku aadan Somaliland sanado ka hor. Markii danbe waxa […]
The post Hirdanka siyaasadeed ee ka dhashay qaabka Maraykanku ula macaamilayo Somaliland first appeared on Berbera News.