Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Maayar Mooge iyo Dadka Taageersan Ha ogaadaan in arintani tahay Musiibo Qaran oo ka shaadh weyn shaqada Duqa.

$
0
0

Waxa Qoray Cali DaahirSharciga iyo habka dawladnimo ee aduunku isku raacsanyahay oo sharci ah iyo dhaqan dawladnimo ah in musiibo qaran toos u hoostagto Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Waxa aduunyadu masiibooyin qaran soo arkeen ilaa sunaamigii indonisiya ka dhacay iyo gubashadii Magaalooyinka Australia in dawladaha hoose ay toos uga amar qaataan Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Taariikhda aduunka masiibooyin qaran […]

The post Maayar Mooge iyo Dadka Taageersan Ha ogaadaan in arintani tahay Musiibo Qaran oo ka shaadh weyn shaqada Duqa. first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles